Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:20
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 30 2008
Nin Wata Dharka Ciidanka Dowladda oo dad Kulaayey Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Saturday, 30 August 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Ilaa iyo shan ruux oo ahaa dad ehlo ah kana mid ahaa ganacsatada suuqa labaad ee Magaalada Muqdisho ee Suuqa Bacaad ayaa saaka lagu laayey bartamaha Suuq Bacaad, kadib markii nin ku labisnaa dharka Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee SSoomaaliya ay rasaas ooda uga qaaday.

 

Ninkan oo ku hubeysnaa Qoriga AK47 ayaa rasaas ku harqiyey xilli ay saaraayeen gaari nooca raaxada ah ee loo yaqaano Zazuki,waxaana raga dhintay ay markaasi marayeen halka laga raaco baabuurta Taksiyada ee Bartamaha Suuq Bacaad.

 

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbeeyesay dilka loo geystay ganacsatadaan qaraabada ahaa,hase yeeshee wararka la isla dhex marayo ayaa sheegaya in ay la xiriirto aano qabiil.

 

Qaar ka mid ah ganacsatada Suuq Bacaad ayaa ku waramay ninka dilka geystay iyo dadka la laayey in ay ahaayeen dad kasoo wada jeedo hal jilib,waxaana ay sheegayaan ganacsatada in ay udhaw dahay falkani mid aano qabiil ah.

 

5-ta ruux ee la dilay ayaa labo ka mid ah ay ahaayeen walaalo, halka saddexda kale ay qaraabo beeleed wada ahaayeen, waxaana meeydkooda loo qaaday aqaladooda oo ku ka yaalo degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

 

Suuq Bacaad waxaa mudooyinkan ku soo kordhiyay dilalka qorsheysan kuwooda ku saleysan aanooyinka qabiil, waxaana baryahan ka dhaxeeya Jufooyin ka mid ah Beesha Abgaal falal ku saleysan Aanooyinka qabiil.

 

Dilka saaka ka dhacay Suuq Bacaad ayaa noqonayo falkii ugu weynaa ee ka dhaca halkaasi, waxaana saakay markii dilku dhacay halkaasi soo gaaray ciidamada Dowladda Federaalka, kuwaasi oo bilaabay howlgalo baaritaan oo la xiriira sababtii ka dambeysay dilka shan wiil oo ehelo, iyadoona uu baxsaday Ninkii dareyska Ciidamada Dowladda u isticmaalay dilka dadkaasi ee walaalaha ah.

 

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in falalkaasi ka dhacay Suuq Bacaad ay daba socoto dilkii dhowaan loo geystay ganacsade Ciise Cusmaan Cali oo ka tirsanaan jiray Isbaheysigii Argagixisa la dirirka oo muddo labo Todobaad ka hor lagu dilay agagaarka Mounta Siinaay ee Magaalada Muqdisho.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >